Barnaamij Dood ah oo ku Saabsan Mas’uuliyad Wadareedka Dowlada & Bulshada ee ku aadan wax ka qabashada Isbedelka cimilada iyo saameynta deegaanka.
Doodan ayaa waxaa gacan ka geystay EUROPEAN UNION IYO SAVE THE CHILDREN waxaana fulisay, hay’adda SOMALI PEACE LINE – ama TUBTA NABADDA SOOMAALIYEED