Wednesday, April 1, 2026

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay nin boorso ku sitay hilbaha xaaskiisa oo googo’an

Booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay in uu boorso ku sitay qeyb ka mid ah jir bini adan oo go’ay, iyadoo uu sheegay in ay ahayd xaaskiisa.

Xariga ayaa ka dhacay degmo ku taal bariga magaalada Nairobi markii ciidamada ilaalada ahaa ay ninkan ka shakiyeen inuu watay wax sharci darro ah. Su’aalo kooban ka dib, waxa uu booliska u kexeeyay gurigiisa, halkaas oo ay ka heleen mindi iyo qaybo kamid ah jir googo,ay oo ku jira sariir hoosteeda.

Eedeysanaha ayaa la soo taagay Maxkamad.

Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo ay sii kordhayaan walaaca laga qabo xadgudubyada ka dhaca gudaha Kenya, iyadoo hay’adda xuquuqul insaanka ay sheegtay in ku dhawaad ​​boqol haween ah la dilay saddexdii bilood ee la soo dhaafay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 31 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo & wafdi uu hagaaminayo oo gaaray Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo

Wefdi uu hoggaaminayo Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), Guddoomiyaha...

RW Xamsa oo sheegay in DFS ay la wareegtay amniga Baydhabo

Ra’iiusl wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo xalay ka...

Iiraan oo weerartay Markab shidaal sida oo laga leeyahay Kuwayd

Dowladda Kuwayd ayaa sheegtay in Iiraan ay beegsatay mid...

Ciidamo Israa’iiliyiin ah oo lagu dilay Lubnaan

Ciidamada Difaaca Israa’iil ayaa sheegay in afar askari la...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles