Booliska Soomaaliya oo xiray Agaasimaha Idaacadda Shabelle

Ciidamada Booliska Saldhiga Degmadda Xamarweyne ayaa goordhow xiray Agaasimaha Guud ee warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar Iskaay.

Agaasimaha ayaa looga yeeray Saldhiga degmada Xamarweyne kadibna ciidamada ayaa xabsiga dhigay.

Xariga Agaasimaha Shabeelle ayaa ka dambeeyay, kadib markii Saldhiga X/weyne loogu yeeray, kadibna ka xiray ku-xigeenkiisii Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane.

Boolisku weli kama hadlin xariga madaxda Warbaahinta Shabelle.

Madaxda warbaahinta iyo weriyeyaasha Soomaaliyeed ayaa si adag u cambeerayay xariga sharci darada ah ee loo geystay Agaasimaha Shabeelle iyo ku xigeenkiisa.

Booliska Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay xarig u geystay weriyaal badan iyo xarumo warbaahineed, taasi xadgudub ku ah nidaamka Dastuurka iyo sharciga Warbaahinta.

 

WARARKII KALE

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar...

Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya...

Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA,...

Iran oo ku baaqday in la qaado go’doominta Yemen oo la bilaabo wadahadal

Subaxnimadii Jimcaha, 10-ka Sebtembar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles