Saturday, April 11, 2026

Ciidamada Israa’iil oo sii joogi doona Qaza dagaalka ka dib

Wasiirka difaaca Israa’iil ayaa sheegay in ciidamadu ay ku sugnaan doonaan waxa loogu yeero aagagga ammaanka ee ay samaysteen iyaga oo la wareegaya goobo badan oo Qaza ah xitaa marka dagaalka la soo afjaro.

Israa’iil Katz ayaa sheegay in ay sameyn doonaan aagg iyo “goob ammaan ah” si loo ilaaliyo bulshooyinka Israa’iil ” xaalad kasta oo ku meel gaar ah ama joogto ah “,.

Israa’iil waxay sii wadi doontaa xannibaadda lixda toddobaad ah ee ay kaga hortagayso gargaarka bini’aadannimo si ay ugu cadaadiso Xamaas inay sii daayaan la haystayaasha, ayuu yiri, inkastoo Qaramada Midoobay ay ka digtay “cawaaqib xun” ee arrintan ka dhalan karto.

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza oo ay maamusho Xamaas ayaa sheegtay in in ka badan 1,650 qof la dilay tan iyo markii uu dagaalku dib u billowday 18-kii Maarso

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kheyraadka dalkeenu waxa uu noqon doonaa mid dadkeenna hormariya”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirka Tamarta Turkiga oo yimid Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada...

Shacabka Jabuuti oo maanta u dareeray doorashada madaxtinimada

Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta oo Jimce ah si...

Itoobiya oo gacanta ku dhigtay magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay

Booliiska Itoobiya ayaa xiray nin lagu eedeeyay inuu udub...

Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska

Ugu yaraan 4 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles