Friday, April 10, 2026

Dabaal-degyo ka socda Suuriya iyadoo hal sano ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-Asad

Dabaaldegyo ayaa ka dhacay dalka Suuriya, taas oo lagu xusayo sanad-guurada koowaad ee ka soo wareegatay markii xilka laga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaas, Bashar al-Assad iyo dhammaadka in ka badan konton sano oo uu xukun caburin ah ku hayay dalkaas isaga iyo qoyskiisuba.

Wuxuu u cararay dalka Ruushka kadib markii kooxda uu hoggaaminayo madaxweynaha cusub, Axmed al-Sharaa, ay qabsadeen Dimishiq, isla markaana ay xilka ka tuureen.

Dalku weli wuu kala jaban yahay, iyadoo dilalka qabiilka ku salaysan ay sii hurinayaan kalsooni darrada ka dhex jirta dadka laga tirada badan yahay, dad badanna ay ku dhibtoonayaan sidii ay u heli lahaayeen xasilooni.

Dhacdooyin rasmi ah ayaa loo qorsheeyay fagaaraha dhexe ee Umayyad ee ku taala magaalada Dimishiq.

WARARKII KALE

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirka Tamarta Turkiga oo yimid Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada...

Shacabka Jabuuti oo maanta u dareeray doorashada madaxtinimada

Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta oo Jimce ah si...

Itoobiya oo gacanta ku dhigtay magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay

Booliiska Itoobiya ayaa xiray nin lagu eedeeyay inuu udub...

Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska

Ugu yaraan 4 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku...

Mucaaradka oo dib u dhigay shirkii ay ku balansanaayeen

Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo...

Xisbullaah oo sheegtay in ay weerareen askar ka tirsan Israa’iil

Kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa sheegay in ciidamadeedu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles