Monday, July 6, 2026

Dad ka badan afartan qof oo ku dhintay dhul go’ ka dhacay koonfurta Hindiya

Maamulka gobolka Kerala ee India ayaa ku dhawaaqday labo maalmood oo baroor diiq ah kadib markii in ka badan sagaashan qof ay ku dhinteen dhul go’o is xigxiga oo dhawr meelood oo gobolkaas ah ka dhacay. Saraakiisha ayaa sheegay in ku dhawaad ​​boqol qof wali la la’yahay.

Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya khadadka tareennada iyo waddooyinka oo biyo qarqiyeen.

Dad badan ayaa laga cabsi qabaa in ay ku go’doonsan yihiin meelaha aysan ciidamada gurmadku weli gaadhin.

Raiisel wasaare, Narendra Modi, ayaa isaguna dhankiisa ballan qaaday in xukuumadda Delhi ay huri doonto dhammaan kaalmada suurtagalka ah.

WARARKII KALE

 Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 06 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha JFS oo waddo cusub ka dhagax dhigay Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

26 qof ayaa ku dhimatay rabshado ka dhacay xabsi ku yaal Sri Lanka

Rabshado ka socday labo maalmood xabsiga Negombo, oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh”Dadka Soomaaliyeed waxay direen fariin doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles