Dadka reer Qasa oo weli wajahaya xaalad ba’an oo dhanka cuntada ah

Khubaro ay taageerto Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in horumar laga sameeyay qaybinta cuntada ee Marinka Qasa tan iyo markii xabad joojinta la gaaray, laakiin 100,000 oo qof ayaa wali wajahaya “xaalad ba’an”.

Bishii Agoosto, Hay’adda Cuntada iyo Beeraha (FAO) ee Qaramada Midoobay, oo la socota xaaladda isla markaana kala saarta caqabadaha la xiriira gaajada adduunka oo dhan, ayaa sheegtay in nus milyan oo qof – ku dhawaad ​​​​rubuc ka mid ah dadka Qasa – ay ku noolaayeen meelaha ay macaluushu ka jirto.

Qaramada Midoobay iyo hay’adaha kale ee gargaarka bani’aadamnimada ayaa awooday inay kordhiyaan sahayda cuntada ee Qasa tan iyo markii xabad joojinta dhexmartay Israa’iil iyo Xamaas bishii Oktoobar.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa’iil ayaa sheegtay in warbixinta IPC ay “si ula kac ah u qalloocisay” oo “aysan ka tarjumayn xaqiiqada ka jirta Marinka Qasa.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay amniga iyo la-dagaallanka Alshabaab

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay...

Xiriirka kubada cagta Yurub oo wada dacwad ka dhana madaxweynaha FIFA

Xiriirka u dhexeeya madaxweynaha UEFA, Aleksander Čeferin (bidix), iyo...

Booliska Nepal oo shaaciyey dhimasho hor leh

Booliska Nepal oo shaaciyey dhimasho hor leh Tirada dadka...

IMO oo ka digtay soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliya

Hay’adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO) ayaa ku baaqday...

Al-Shabaab oo sii daysay 5 xoolo-dhaqato Kenyan ah oo laga afduubtay Mandera

Shan xoolo-dhaqato ah oo Kenyan ah, kuwaas oo la...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles