Tuesday, July 14, 2026

Danjire Jibriil Ibraahim oo kulan la qaatay Soomaalida ku nool Gobolka Kijaadha ee Kenya

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jibriil Ibraahim C/Lle ayaa kulan heer sare ah la qaatay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Kijadha ee dalkaasi.

Kulanka Safiirka ayaa la xiriiray u kuurgalidda xaaladaha nololeed ee jaaliyadda iyo la socodka horumarada kala duwan ee ay ku tallaabsadeen Dadka Soomaalida .

Danjire Jibriil oo booqday goobo ganacsi oo ay leeyihiin Soomaalida ayaa u sheegay in uu wax kala qaban doono ama ka caawini doono helidda dokomentiyada lagama maarmaanka ah ee ay u baahan yihiin jaaliyadda ku dhaqan Dalka Kenya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Isbahaysi uu hoggaaminayo Sacuudiga oo ku dhawaaqay inay qabteen gantaalada ballistic-ga ah oo Xuutiyiinta ays oo rideen

Afhayeenka rasmiga ah ee ciidamada isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga...

Ciidamada Yemen oo weeraray garoonka Sanca si ay uga hortagaan diyaarad Iran leedahay

Wararka ka imanaya Yemen ayaa sheegaya in qaraxyo ay...

Kenya oo weerar sirdoon ku dishay xubno ka tirsan Al-shabaab,lana Burburiyay Xero qarsoodi oo ku taala Mandheera

Ugu yaraan 11 maleeshiyaad oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa...

MW Xasan Sheekh oo amar ku bixiyay in hoos loo dhigo Calanka Qaranka Kadib Geerida Amiirkii Hore ee Qatar

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa amar ku...

MW Xasan Sheekh oo ku wajahan Qatar si uu uga Qaybgalo Aaska Amiirkii Hore ee Dalkaas

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku wajahan dalka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles