Friday, April 3, 2026

Guddoomiye Shuute oo Fariin adag u diray Ciidamada

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamada federaalka iyo kuwa deegaanada ee K/Galbeed .

“Ma jirto cid adkaatay oo sameyn karta wixii ay doonto,mana jirto cid laga adkaaday oo lagu smeyn karo wixii la doono” ayuu yiri guddoomiye Shuute oo la hadlay saraakiisha ciidamada ee hoggaamineysa ciidanka ku sugan Beydhabo.

Taliyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida mar uu ka hadlaayay xaaladda Beydhabo waxa uu ku goodiyay in cid kasta oo qeyb ka noqota fal dambiyeed la horgeyn doono maxkad,isla markaana loo ciqaabayo wixii ay geysteen,isagoo intaa raciyay in sharcigu uu yahay mid loo siman yahay

Mudane Shuute waxa uu ugu baaqay qeybaha ciidamada in ay xil iska saaraan sidii looga hortago lahaa isku day kasta oo keeni kara in la sameeyo khalalaaso,aargudsi iyo kicin dadweyne.

WARARKII KALE

Mahad Salaad oo la kulmay madaxda hay’adaha CIA iyo FBI

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA),...

Taliya ciidamada xoogga oo sheegay inuu bilaaban doono howlgal culus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud oo...

Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo wada hawlgalo lagu baacsanayo...

Iran oo si adag ugu hadashay Trump

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbas Araghchi ayaa sheegay...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

390 Xildhibaan oo lagu dhaariyey Magaalada Muqdisho

390-ka xildhibaan ee goloyaasha deegaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles