Saturday, May 23, 2026

Iran oo si adag ugu hadashay Trump

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbas Araghchi ayaa sheegay in bartilmaameedsiga buundada B1 ee ku taala wadada weyn ee waqooyiga Tehran uusan dalka ka dhigi doonin mid is dhiiba.

Cabaas Araghchi wuxuu ku qoray X-Net: “Bartilmaameedsiga kaabayaasha bulshada rayidka ah, oo ay ku jiraan buundooyinka oo dhismahooda uu weli socdo, weligeed kuma qasbi doonto Iiraaniyiinta inay is dhiibaan… Buundo kasta iyo dhisme kasta waxaa dib loogu dhisi doonaa xirfad ka weyn; laakiin waxa aan waligood la hagaajin doonin waa burburka uu geystay Mareykanka.”

Saacado ka hor, Donald Trump ayaa muuqaal laga duubay weerarkii Mareykanka ee buundada soo dhigay baraha bulshada, isagoo ku qoray: “Waa waqtigii Iiraan ay heshiis gaari lahayd ka hor inta aysan goori goor tahay.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 05 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

xubno ka tirsan AS oo gobolka Sh/hoose lagu dilay

Wasaaradda gaashaandhiga XFS ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay...

Maamulka koonfur galbeed oo war ka soo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Baydhabo

Maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in fariisimaha ciidamda ay...

Xisbiga JSP oo Liibaan Shuluq u xushay iney ka dhigaan madaxweynaha Galmudug

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aansatay in ay hoggaaka Galmudug u...

Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Gaadiidka iyo Dhismaha Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles