Tuesday, March 3, 2026

Gudoonka Baarlamanka oo furay kulan ku saabsan geedi socodka dhammaystirka Dastuurka

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galay kulan banbax ah oo guddiga lasocodka iyo dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka uga furmay magaaladda Muqdisho, sidoo kale kulanka waxaa ka qeyb galay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha aqalka sare mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde, guddoonka labada guddi, habdhowrka iyo sidoo kale xoghayaasha guud ee labada aqal.

Kulanka oo socon doona mudo laba maalmood ah, waxa uu qayb ka yahay dardargelinta dib u eegista iyo dhammaystirka Dastuurka dalka, si Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loogu gudbiyo cutubyada harsan, islamarkaana uu uga guto waajibaadkiisa Dastuuriga.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles