Thursday, April 16, 2026

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xaqiijisay xadgudub sharci-daro ah oo lagu beegsaday e-TAS

War-saxaafadeed ka soo baxay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu xaqiijiyay inay ogaatay xadgudub sharci-darro ah oo lagu beegsaday qeybo kamid ah xogta rakaabka ku socdaalaya Soomaaliya ee (e-TAS).

Hay’adda Socdaalka ayaa sheegtay inay qaaday talaabo deg deg ah oo lagu baarayo arrintaas.

Halkaan hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:-

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wasiirka difaaca Israa’iil oo ugu hanjabay Iran weeraro ‘kasii xanuun badan’ kuwii hore

Wasiirka gaashaandhiga Israa'iil Israel Katz ayaa uga digay Iran...

Ra’iisul Wasaaraha Pakistan ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, oo ah dhexdhexaadiyaha ugu...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Jubbooyinka

Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in Ciidamada...

DFS oo ka hortimid safiirka ay Israel u magacowday Somaliland

Dowladda Israa’iil ayaa qaaday tallaabo cusub oo sii hurisay...

Israa’iil oo safiir cusub u magacowday Soomaaliland

Israa’iil ayaa safiirkii ugu horreeyay u magacowday maamulka gooni-goosadka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles