Hindiya oo ka hadashay xaalad cusub oo ka soo korortay gobolka ay isku hayaan Pakistan ee Kshmir

Gobolka Kashmir qaybta ay maamusho Hindiya, Taliyaha Guud ee Ciidanka Ammaanka Xuduudaha Hindiya (BSF), Ashok Yadav, ayaa sheegay in dhowr saldhig oo argagixiso leedahay la burburiyey gudaha Pakistan iyo deegaannadeeda ku yaal Kashmir intii lagu guda jiray Hawlgalkaii Sindoor.

Wuxuu sheegay in ka dib hawlgalkan, Pakistan ay u guurisay 72 “saldhig oo argagixiso” meel fog iyo gudaha dhulkeeda.

Isagoo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay maalinta aasaaska Ciidamada xuduudaha ee Yadav wuxuu sheegay, in “Saldhigyo argagixiso leedahay ay weli ka shaqeeyan dhinaca Pakistan, isla markaana ay isku dayeyso inay ka faa’iideysato marinada buuraha ee aaggaas si ay hub iyo daroogo ugu soo dirto aaggayaga, laakiin ciidamadu waxay ku joojinayaanbuu yiri isku dayadan awood buuxda.”

Taliyaha Guud ee BSF ayaa sheegay in 12 “saldhig” ay ka hawlgalaan Tafarwal iyo Sialkot ee Pakistan, halka 12 kale la geeyey meel ka fog marinka u dhaxeeya labada ee gobolka Kashmir.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo dib u furtay Garoonka Doolow kadib labo sano oo xirnaa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay Garoonka Diyaaradaha...

Laftagareen oo beeniyay xiriir uu la leeyahay Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan...

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka KGS ee Baydhabo

Maxamed Isaaq Arbo, oo sida lagu sheegay war kasoo...

Iiraan oo si adag uga hadashay qorshaha qaarijinta wiilka Trump

Mohsen Rezaei, oo ah Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles