Tuesday, March 24, 2026

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay G/Sh/Dhexe

Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu beegsanayay bar kontorool sharci-darro ah oo ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Cali Farxaane, oo 10 km u jira Kuunya Baroow ee gobolka Shabeellada Hoose.

Howlgalkan oo si taxaddar leh loo qorsheeyay ayaa lagu soo khaarijiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka ku sugnaa barta kontoroolka.

Ujeeddada howlgalka ayaa ahayd in la burburiyo goobaha ay maleeshiyaadku canshuuraha sharci-darrada ah kaga qaadaan shacabka iyo gaadiidka mara waddooyinka, gaar ahaan jidka weyn ee isku xira Shabeellaha Hoose iyo Jubada Hoose.

Tallaabadan waxay si toos ah u xoojinaysaa xorriyadda isu socodka, ganacsiga, iyo badqabka bulshada ku nool labada gobol.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS

Madaxwaynihii Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo walaac ka muujiyey...

Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed

Midowga Yurub ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda siyaasadeed...

Lafta gareen oo baaq qeylo dhaan ah u diray Beesha Caalamka

Maamulka Koofur Galbeed ayaa si kulul uga hadlay kordhinta...

KGS oo amar culus duldhigtay shirkadaha duulimaadyada

Wasaaradda Gaadiidka ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay...

Diyaarad ku burburtay xadka Peru

Mas’uuliyiinta dalka Colombia ayaa sheegay in 66 askari ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles