Tuesday, March 3, 2026

Ilaa 14 qof oo Kuuriyada Koofureed ugu dhintay daadad

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay daadad iyo dhul go’ ay sababeen roobab mahiigaan ah oo maalmo ka da’ayay Kuuriyada Koonfureed, sida uu sheegay xafiiska maareynta musiibooyinka ee dalkaasi.

Waxaa jirta cabsi laga qabo in dhimashadu ay kororto, iyadoo ay socdaan gurmadka loo fidinayo dadka, iyadoo la la’yahay 12 qof.

Muuqaallo la soo duubay ayaa muujinaya dad dhex mushaaxaya dhoobo qaro weyn oo ku taal magaalada loo dalxiis tago ee Gapyeong Axaddii iyaga oo ka gudbaya buundada burbursan si ay u gaaraan hoyga dadka laga daad gureeyo.

Dhanka koonfureed, tuulo dhan ayaa waxaa daboolay carro iyo khashin ka dib dhul go’ ka dhacay bartamaha gobolka Chungcheon, sida laga soo xigtay muuqaal fiidiyow ah Sabtidii.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles