Sunday, December 28, 2025

Israa’iil oo cambaareysay “shirqoolka borobogaandada” Turkiga

Turkiga ayaa ku dhawaaqay inuu soo saaray amar lagu soo xirayo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan dowladdiisa, taasoo la xiriirta eedeymaha xasuuq ka dhan ah dagaalka Qasa.

Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa soo saaray 37 waaran oo lagu soo xirayo mas’uuliyiinta Israa’iil oo lagu eedeeyay inay “xasuuq iyo dambiyo ka dhan ah bini’aadantinimada ka geysteen Qasa, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiska dacwad oogaha Istanbul, oo aan daabacin liiska oo dhan.

Dadka lagu magacaabay xusuus-qorka waxaa ka mid ah Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, Wasiirka Difaaca Israel Katz, Wasiirka Amniga Qaranka Itamar Ben-Gvir, iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka, General Eyal Zamir.

Qoraalka ka soo baxay xafiiska dacwad oogaha Istanbul ayaa sidoo kale waxaa lagu soo hadal qaaday “Isbitaal saaxiibtimo ee Turkiga iyo Falastiin” oo Turkigu ka dhisay Marinka Qasa oo Israa’iil ay duqaysay bishii March.

Israa’iil ayaa Jimcihii dhalleeceysay waxa ay ugu yeertay “dacaayad been ah”.

WARARKII KALE

MW Xasan Sheekh oo si adag ugu horyimid aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad...

Baarlamaanka oo ansixiyay qaraar loogu hortagayo xadgudubka Israa’iil

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo...

Senator Dubbe oo iska casilay kursiga xubinimo ee Aqal sare

Senator Cismaan Abukor Dubbe oo ka tirsanaa Aqalka Sare...

Mucaaradka oo war ka soo saaray kulankii ay la qaateen MW Xasan Sheekh

Madasha smata-bixinta ayaa wrasaxaadaeeed ka soo saartay kulan ay...

MW Xasan Sheekh oo maanta hortagaya Xildhibaanada labada Aqal ee BFS

Madaxweynaha Dowladda  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay...

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles