Itoobiya iyo Ruushka oo ku heshiiyay in ay ka wada shaqeeyaan dhinaca ciidamada badda

Wafdi uu hoggaaminayo taliye ku xigeenka ciidamada badda Ruushka Admiral Vladimir Aurobiv ayaa wadahadal la yeeshay taliye ku xigeenka ciidamada badda Itoobiya ee hawlgalka Commodore Jemal Tufisa.

Waxaa la saxiixday heshiis xoojinaya ciidamada badda Itoobiya iyo fududaynta shuruudaha iskaashi dheeraad ah.

Waftiga ayaa booqday xarumaha  ay dhisayaan ciidamada badda Itoobiya iyo xarunta tababarada ee Bishoftu.

Xogta baraha bulshada ee taliye ku xigeenka ciidanka badda Itoobiya ilaa hawlgalka Commodore Jemal Tufisa ayaa sheegaya in iskaashiga xooga saaraya tababarka iyo dhismaha awoodda ay gacan ka gaysanayso xoojinta dhismaha ciidanka badda ee milatarigu bilaabay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Janan oo Baladxaawo tagay, heshiiskii Nairobi iyo wareejinta xerada UK oo la qorsheeyay

Wararka laga helayo G/Gedo ayaa sheegaya in Cabdirashiid Janan...

Shiinaha oo digniin u diray Somaliland kadib xiriirka Taiwan

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay...

Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo

Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada...

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha...

DFS oo sheegtay inay burburisay shabakado ka tirsan Al-Shabaab

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles