Jarmalka oo dib usoo celinaya barnaamijkii tababarka militari ee iskaa wax u qabso

Baarlamaanka Jarmalk ee Bundestag, ayaa u codeeyay in la soo bandhigo adeeg militari oo iskaa wax u qabso ah, taasoo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo difaaca qaranka ka dib markii Ruushku si buuxda u weeraray Ukraine.

Waxay calaamad u tahay isbeddel muhiim ah oo ku yimid habka Jarmalka u wajahayo ciidankiisa, waxayna raacaysaa dadaalka uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Friedrich Merz ee ah inuu abuuro ciidankii ugu awoodda badnaa Yurub.

Isbeddelkan ayaa ka dhigan in dhammaan 18-jirka Jarmalka ku nool loo diri doono su’aalo laga bilaabo Janaayo 2026 iyadoo la weydiinayo inay xiiseynayaan oo ay diyaar u yihiin inay ku biiraan ciidamada qalabka sida. Foomkan ayeey waajib ku tahay ragga iyo dumarka in ay si ikhtiyaari ah ugasoo jawaabaan.

Ardayda wax ka barata iskuulada Jarmalka oo dhan ayaa sheegay inay ku biiri doonaan mudahaaraadka ilaa 90 magaalo Jimcaha si ay ugasoo hor jeestaan tallaabadaas.

Dhalinyaro badan oo Jarmal ah ayaa ka soo horjeeda sharciga cusub ama shaki ka qaba.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Dowladda Shiinaha oo ugu baaqday Israa’iil in ay joojiso arrin ay ka wado gudaha Gaza

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa ugu baaqay...

Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta cod...

Trump oo sheegay inay dhagaystaan wadahadalada madaxda Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu awood...

Lugatoor oo ku baaqay in laga hortago doorashada ay ku dhawaaqday DFS

Madaxda sare ee Puntland ayaa ku baaqday in si...

Lafta gareen oo war ka soo saaray deegaanada ay qabsadeen ciidankiisa taageersan

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles