Khalil al-Hayyah oo loo doortay hoggaamiyaha cusub ee Xamaas

Ururka Xamaas ayaa u magacowday in uu noqdo hoggaamiyahooda cusub Khalil al-Hayya, oo hore u ahaa madaxa wadaxaajoodyada ururka.

Waa qofkii ugu horreeyay ee loo magacaabo jagadan tan iyo markii Yahya Sinwar ay ciidamada Israel ku dileen Gaza laba sano ka hor. Waxaa la sheegay in doorasho gudaha ah ay ka dhacday Gaza, Daanta Galbeed ee la haysto iyo meelo kale oo xubno ku sugnaayeen.

Inta badan hoggaanka sare ee Xamaas waxaa lagu dilay duqeymo ay Israel fulisay kaddib weerarradii dadka badan ku dhinteen ee dhacay intii uu socday dagaalka.

Mr. Al-Hayyah waxa uu ku dhashay sanadkii 1960-kii Daanta Galbeed, wuxuuna xubin ka ahaa Xamaas laga soo bilaabo markii la asaasay   sanadkii 1987-dii.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Sacuudiga oo tuhunsan in Imaaraadku door ku lahaa aqoonsiga Israel ee Somaliland

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa, sida lagu sheegay warbixin cusub...

Fiqi “Yaan naxariis loo sameyn cid kasta oo amniga wax u dhimeysa”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus...

RW Xamsa oo ka digay in la siyaasadeeyo amniga Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka digay...

Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz

Iiraan waxay sheegtay in xal lagu gaaro wada-xaajood oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles