Friday, February 13, 2026

Madax ka tirsan Mucaaradka oo la celiyay inay galaan Xerada Xalane

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa la sheegay in laga celiyey inay gudaha u galaan Xeyndaabka Xalane si ay halkaa uga qeybgalaan kulan gaar ah oo ay yeelan lahaayeen Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku jiraan madaxda Jubbaland iyo Puntland.

Illaa hadda lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in masuuliyiintan laga celiyo kolonyadooda inay gudaha u galaan gudaha Airport-ka Muqdisho oo ay daganyihiin Saciid Deni iyo Axmed Madoobe,  madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland.

Xubnaha madasha samata-bixinta Soomaaliyeed ayaa haatan kulan ku leh guriga madaxweynihii horre ee dalka Shariif Sheikh Ahmed.

“Waddo la xiro, diyaarad la celiyo, madax la horjoogsado, mukeyf la dansado iyo musqulo la xirto ma ahan dhaqan u fiican dowladnimada, waxayna tusaale u tahay niyad xumida hoggaanka maanta” Koofi Aadan

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo gaaray Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo...

Maxay ka wadahadleen wasiirada arrimaha dibada Soomaaliya iyo Kenya

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa Kulmay...

Kenya oo dib u furaysa xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya

Kenya ayaa dib u furi doonta xuduuddeeda ay la...

Booliska Kenya oo xiray Nasir Cige iyo eedeynta loo haysto

Qoraal kasoo baxay Booliska Kenya ayaa lagu sheegay in...

RW Xamsa oo xalay la kulmay madaxda Mucaaradka ee la celiyay xerada Xalane

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles