Sunday, March 15, 2026

Madaxii Maaliyadda AS ee Gobolka Mudug oo isi-soo dhiibay

Xubin sare oo ka tirsan dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda ee ku sugan Gobolka Mudug, halkaasi oo lagu soo bandhigay dagaalamahaasi muddada dheer ka tirsanaa AS.

Saraakiisha Ciiidanka Dowladda oo soo bandhigay ayaa sheegay inuu iska soo dhiibay degaan lagu magacaabo Jawle oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Saraakiisha Booliska degmada Hobyo ayaa sidoo kale intaas kud aray inuu ku magacaawnaa Madaxa maaliyada Gobolka Mudug ee AS, waxaana uu isku soo dhiibay Ciidanka, iyadoo lagu soo bandhigay xarunta Booliska Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Koofur Galbeed oo magacawday Afhayeen cusub una diyaar garowday dagaal

Wasiirkii hore ee warfaafinta Koofur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran Hindiya

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa...

Dilka Askari Ka Tirsanaa Booliiska Puntland oo Ka Dhacay Gaalkacyo

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhinaca waqooyi, lagu...

Khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhex galay MW Xasan Sheekh iyo Lafta Gareen

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf siyaasadeed oo...

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo Daacish

Wang Yi, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee China, ayaa kulan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles