Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay Ciidanka Qaranka iyo halyeeyada deegaanka guushii taariikhiga ahayd ee ay maanta kasoo hooyeen dagaalkii lagu jabiyay AS ee ka dhacay Degmada Ceeldheer.

NAGU SOO BIIR