Madaxweynaha Hirshabelle oo Ka Tacsiyey Geerida Nabadoon Farax Cabdi Waarre.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tacsi u diray qoyska oo ugu horeeyo madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waarre, qaraabada iyo guud shacabka Soomaaliyeed oo uu ka baxay Nabaddoon Faarax Cabdi Waarre.

Madaxweynaha ayaa xusay muddadii dheereyd ee uu marxuumka ka shaqeynayay aayo-ka-talinta iyo inuu qeyb ka ahaa bud-dhiga Dowladda Hirshabeelle.

“Allaha u naxariisto Nabaddoon Faarax waxa uu lahaa taariikh weyn oo dhaqan. Doorar kala duwan ayuu ku lahaa Hirshabeelle iyo Soomaaliya oo dhan.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska marxuumka ayaa Alle u weydiiyay samir iyo iimaan iyo hooygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

labo macallin oo lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska

Arday ayaa la xiray kaddib markii maamule iyo macallin...

Baaritaan laga fuliyay guriga Ilhan Omar maxaa loo haystaa

Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa baaritaan ka fuliyey guriga...

 MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Somaliland oo Itoobiya u bandhigtay isticmaalka dekedda Berbera iyo marin-badeedkeeda

Maamulka Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu diyaarka...

12-ka Oktoobar: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed iyo halgankii ka dambeeyay

Maanta oo kale, 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xustaa maalinta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles