Madaxweynaha hirshabelle oo Saxiixay Hindise sharciyeedka Shatiyada ganacsiga iyo sumadaha Warshadaha

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta xafiiskiisa waxa uu ku saxiixay Hindise Sharciyeedka Shatiyada iyo Sumadaha Ganacsiga iyo Warshaddaha.

Sharcigan oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Dowladda Hirshabeelle ayaa horay uga soo gudbay Golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle.

“Sharcigaan waxa uu dhiirogelin u yahay ganacsatada Hirshabeelle iyo cid walba oo maalgashi ku sameysaneyso deegaanada iyo magaalooyinka ganacsi ee Hirshabeelle.”

Gabogabadii Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa faray Hay’addaha amniga ilaalinta hantida iyo nafta ganacsatada Hirshabeelle.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

labo macallin oo lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska

Arday ayaa la xiray kaddib markii maamule iyo macallin...

Baaritaan laga fuliyay guriga Ilhan Omar maxaa loo haystaa

Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa baaritaan ka fuliyey guriga...

 MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Somaliland oo Itoobiya u bandhigtay isticmaalka dekedda Berbera iyo marin-badeedkeeda

Maamulka Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu diyaarka...

12-ka Oktoobar: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed iyo halgankii ka dambeeyay

Maanta oo kale, 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xustaa maalinta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles