Tuesday, March 3, 2026

Maxay ka wadahadleen Lafta Gareen iyo Madaxa Hay’adda UNICEF?

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa Alfadil oo Waqtigeeda Joogista Soomaaliya ka dhamaaday

Madaxweyne Laftagareen ayaa Marwo Wafaa ugu Mahadceliyey Mudadii Soomaaliya ay joogtay wada shaqaynta ay Wada dhaxmartay waxaana uu Tilmaamay in Qofka Bedelaya uu sii Amba qaadi doono Howlaha shaqo ee Hay’adda Unicef ay kawada Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

kulanka Waxaa Madaxweynaha ku Wehlinayey Wasiirka Qorshaynta Mudane Cabdixakiin Xaaji Fiqi, Wasiirka Dhalinyarada Mudane Salman Shucayb Cali, Agaasimaha Guud Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cali Wardheere.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles