Nabad-ilaaliyeyaal ajaanib ah oo lagu dilay Congo

Ilaa 13 askari oo dalka Congo u joogay nabad-ilaalin ayaa lagu dilay isku dhac dhex maray mucaaradka M23.

Ciidamada Koofur Afrika ayaa sheegay in sagaal ka mid ah ciidankooda la dilay xilli ay gacan ka geysanayeen iska caabbinta mucaaradka ku sugan magaalada Goma ee bariga Congo, halka saddex u dhashay Malawi iyo Uruguay sidoo kale la dilay.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay inuu la hadlay dowladaha Congo iyo Rwanda xilli ay jiraan baaqyo caalami ah oo ku saabsan in colaadda lasoo afjaro.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 05 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Loollanka Israel iyo Turkey oo kusoo wajahan Geeska Afrika, Somaliland iyo Soomaaliya

 Warbixin ay baahisay Middle East Eye ayaa sheegtay...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la yeeshay Madaxweynaha Eritrea

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan...

Dowladda Itoobiya oo Ka Jawaabtay Kulankii Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan

Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay kulankii ay Soomaaliya, Masar,...

Badmaaxiin u dhashay Masar oo Soomaaliya laga sii daayay oo gaaray Qaahira

Siddeed badmaaxiin oo u dhashay dalka Masar ayaa gaaray...

R/Wasaare Xamse oo gaaray degmada Balanbale

Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles