Saturday, February 28, 2026

Netanyahu oo maxkamad hor tagay raalligelinna bixiyay

Raysalwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Isniintii maxkamad ka soo hor muuqday markii ugu horreysay tan iyo markii uu raaligelin siiyay madaxweynaha dalkaasi, arrin ku saabsan kiis musuqmaasuq ah oo muddo dher socday.

Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa kasoo horjeestay codsiga, qaarna waxay sheegeen in cafis kasta lagu xidho shuruud ah in Netanyahu uu kala hadlo siyaasiyiinta oo uu qirto dambiga.

Qaar kalena waxay sheegeen in ra’iisul wasaarahu uu marka hore qabto doorasho qaran taas oo la filayo inay dhacdo marka la gaaro Oktoobar 2026 ka hor inta aanu soo bandhigin wax raalligelin ah.

Naftali Bennett, ra’iisul wasaarihii hore, ayaa sheegay inuu taageeri doono in kiiska la soo afjaro haddii Netanyahu oggolaado inuu isaga baxo siyaasadda “si Israa’iil looga saaro xaaladdan”.

WARARKII KALE

Iiraan oo farriin u dirtay dalalka Gacanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa sheegay...

Isra’iil oo weerar cusub ku qaaday Iran

Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka...

Uganda oo shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa go’aan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Alle ha u naxariistee, muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi...

Taalibaan oo diyaar u ah wadahadal si loo soo afjaro dagaalka kala dhaxeeya Pakistan

Maamulka Taalibaan ee Afghanistan ayaa sheegay inay diyaar u...

Deni, Sheekh Shariif iyo mucaaradka oo isaga tagaya Muqdisho, kadib fashilkii ku yimid shirka

Xubnaha Golaha Mustaqbalka iyo xildhibaano ka tirsan mucaaradka oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles