Tuesday, March 3, 2026

Obama iyo Trump oo hadallo kulul is dhaafsaday

Madaxweynaha hadda talada haya ee Maraykanka Donald Trump ayaa Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ku eedeeyay “khiyaano qaran”, isagoo la xidhiidhiyay eedeymaha sheegaya faragelin uu Ruushka ku sameeyay doorashooyinkii guud.

“Waxay isku dayeen inay doorashada xadaan,” ayuu Trump ka yidhi isaga oo ku sugan Aqalka Cad. Waxa uu intaasi raaciyay in Obama uu doonayay in uu waxyeelleeyo doorashadii 2016-kii ee uu kaga guuleystay Hillary Clinton.

Afhayeen u hadlay Obama ayaa ka jawaabay eedeymaha, isagoo ku tilmaamay weerarka Trump “isku day daciif ah oo lagu doonayo in dadka lagu jeediyo.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles