Monday, September 1, 2025

QM oo sheegtay in shantii carruur ah ee ku nool magaalada Gaza mid ka mid ah ay hayso nafaqo darro

Hayโ€™adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin, UNRWA, ayaa sheegtay in shantii carruur ah ee ku nool magaalada Gaza mid ka mid ah ay hayso nafaqo darro, tiradaasina ay sii kordhayso maalin kasta.

“Dadka Gaza ma dhiman mana noola, waa meydad lugeynaya,” madaxa UNRWA Philippe Lazzarini ayaa ku qoray bayaan uu soo saaray Khamiistii, isagoo soo xigtay saaxibidiis.

Mr. Lazzarini ayaa sheegay in hayโ€™addu ay haysay kumannaan baabuur oo siday cunto iyo dawooyin oo sugayay inay shixnadooda geeyaan Gaza.

Waxa uu ugu baaqay Israaโ€™iil in ay joojiso xannibaadaha ay ku hayso gargaarka biniโ€™aadantinimo ee Gaza.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles