Saturday, February 28, 2026

Ruushka oo ku adkaystay in uu qabsan doono gobol ka mid ah Ukrayn

Madaxweyne Putin ayaa ku adkaystay in Ruushku uu la wareegi doono gobolka Donbas ee bariga waddanka Ukraine. Maalmo kaddib wada-hadallo ay wada hadallo uu la yeeshay wafdi ka socday Maraykanka oo ku saabsanaa joojinta dagaalka.

Putin waxa uu sheegay in ciidamada Ukraine ay ka baxaan dhulka ay weli haystaan, haddii kale xoog lagu qabsan doono. Wuxuu maanta ku wajahan yahay dalka Hindiya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wasiir Cali Balcad oo muxuu ka yiri shir looga hadlay Qadiyada Falastiin ee ka dhacay Sacuudiga

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Cali Maxamed Cumar...

Daa’ud Aweys “Taageerada Turkiga waxay xoojisay dagaalka Al-Shabaab”

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac...

Burcad-badeed ku fashilantay afduub dooni Iiraan laga leeyahay oo ka dhacay xeebaha Eyl

Koox burcad-badeed ah oo ka baxday deegaanka Maraya ee...

Golaha Mustaqbalka iyo Shirka Difaaca Dastuurka oo maanta ka furmaya Muqdisho

Golaha Mustaqbalka oo ay wehliyaan waxgaradka iyo qeybaha kala...

Ciro oo ka hadlay aqoonsiga Israa’iil iyo dagaalka ka dhacay Sanaag

Madaxweynaha Somaliland ayaa xalay kulan afur iyo casho-sharaf isugu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles