Thursday, March 12, 2026

Sirdoonka KGS oo soo bandhigay xubno tirsan Al-shabaab oo isa soo dhiibay

War saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay 10 xubnood oo ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo isku dhiibay ciidamada ammaanka..

“Dhamaan isasoo dhiibayaashan oo ka kala tirsana qeybaha khawaariijta ayaa isku soo dhiibey NISA kadib markey fahmeen xanuunka ay leedahay dhibaateynta shacabka iyo dagaalada lagu afjaraayo khawaariijta.” ayaa lagu yiri qoraalka.

Xubnahan isasoo dhiibey ayaa dowlada iyo shacabka ka codsadeen in la cafiyo si ay ula midoobaan bulshada.

Maalmihii ugu dambeeyay xubnaha Al-shabaab ayaa u adkeysan waayay duqeymaha iyo dagaalka tooska ah ee ka socda dalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ciidamada xoogga oo la wareegay Xawaadley

Ciidamada xoogga ayaa maanta gudaha u galay deegaanka Xawaadleey...

Xasan Sheekh oo Safar ku Tagaya Jabuuti Xilli Madaxweyne Geelle u Tartamayo Doorasho Kale

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu...

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay saldhigyada Daacish ee Buuraha Calimiskaad

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeyn...

Wafdi ka socda DFS oo New Yorka uga qeybgalay kulan muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

Markab xammuul oo lagu weeraray Marinka Hormuz

Markab xammuul qaada oo ku dhow Marinka Hormuz ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles