Tuesday, August 11, 2026

Soomaaliya iyo Mauritania oo kala saxiixday heshiisyo Muhiim ah

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan rasmi ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo Muwaadiniinta Mauritania ee Dibadda, Mudane Maxamed Saalim Marzuuq, kulankan ayaa ka dhacay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mauritania.

Shirkaan waxaa goob joog ahaa Danjiraha dowlada Federaalka Soomaaliya Aljeeriya ahna Danjiraha anan dagganeyn Dalka Mauritania Amb. Yuusuf Axmed Xasan( Yusuf Jeego.
Kulanka ayaa waxaa lagu kala saxiixday seddex Heshiis Is-afagarad kuwasoo Muhiim u ah labada dowladood Soomaaliya Iyo Mauritania.

Soomaaliya iyo Mauritania, ayaa waxay iska kaashan doonaan Arrimaha Amniga ladagaalanka argagixisada kaluumeeysiga Iyo Arrimaha Batroolka Iyo Waxbarashadda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee BFS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay...

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba

Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika...

Laftagareen oo Nairobi kula kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Maanta Dooranaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles