Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga Amniga

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Turkiga Yaşar Güler ayaa xarunta Wasaaradda Difaaca dalkaasi ku yeeshay wada hadalo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga la dagaallanka AS iyo horumarinta tababarada Ciidamada Soomaaliyeed.

Kulanka oo diiradda lagu saaray wada shaqeyn qoto dheer iyo iskaashi adag oo gacan ka geysta nabadda iyo xasilloonida mustaqbalka fog ayaa wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Cabdulqaadir Mamaxed Nuur, waxa uu kaga mahadceliyay Turkiga taageerada joogtada ah ee ay ku bixiyaan dagaalka ka dhanka ah kooxda AS.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay doorashadii ku celiska ahayd ee Galmudug

Qoraal lagu baahiyey barta Faceboog ee Maxkamadda Sare ee...

Ciidamada Jubbaland oo la wareegay xarumihii dowladda ee Beled-Xaawo

Ciidamada Jubaland ayaa si rasmi ah ula wareegay xarumihii...

DFS oo Liiska Qaran ee Cunaqabateynta Maaliyadeed ku dartay Laftagareen iyo Xubno la Xiriira

Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada...

DDS oo markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay ciidamada Soomaaliya ee galay Itoobiya

Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay...

Maxkamadda Sare oo qabatay dacwad ka dhan ah dastuurka cusub iyo muddo kororsiga hay’adaha dowladda

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles