Thursday, March 5, 2026

Taliska AFRICOM oo sheegay in lagu weeraray meel u dhow Kismaayo

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo soo gaabiyo (AFRICOM), iyo saaxibadood, ayaa sheegay in rasaas aan toos ahayn looga soo riday meel u dhow magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Waxay sheegeen in rasaastaas aaney jirin ciidamo ku dhintay ama ku dhaawacmay isla markaana aaney sidoo kale jirin waxyeello soo gaartay saldhigga ciidan ee halkaas ku yaalla.

Warkan ayaa lagu baahiyay barta X ee AFRICOM, mana jirto faahfaahin intaas ka badan oo laga bixiyay cidda rasaasta soo ridday iyo goobta rasmiga ah ee ay wax ka dhaceen.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 04 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyey wax-ka-beddelka Dastuurka

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u meelmariyey...

Puntland oo DFS ku eedeysay weerar iyo afduub ay u geysteen xildhibaanada

Puntland ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya weerar ku...

Wasiiro ka tirsan DFS oo iscasilay, maxay tahay sababta?

Wasiiru-dowlihii shaqada & arrimaha bulshada xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen...

Booliska Soomaaliya oo xabsiga dhigay lataliyaha arrimaha bulshada ee Deni

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay xabsiga dhigeen...

Sacudi Carabiya oo qabatay laba gantaal oo nooca cruise-ka ah

Wasaaradda Gaashaandhigga Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay qabatay laba...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles