Tuesday, August 18, 2026

Soomaaliya oo ka qeyb gashay kulanka Jaamacada Carab ee Masar

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee Dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Cali Cabdi Awaare ayaa ka qayb galay kulanka meertada 164-aad oo lagu qabtay xarunta Ururka Jaamacadda Carabta ee Magaalada Qaahira Dalka Masar.

Kulankaan oo ahaa mid heer wasiir ah,waxaa looga hadlay arrimmo badan oo ay kamid ahaayeen sidii diiradda loio saar lahaa danaha dalalka Carabta iyo sidookaleqadiyadda dadka reer

Danjiraha Soomaaliya oo wakiil ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa kulankaasi mudadii uu socday ka jediyay khudbad ku aadan sida dowladda Soomaaliya ay u aragto xalka howlaha horyaalla Ururka Jaamacadda Carabta iyo sida uu uga qeybqaadan karo horumarda socda.

Danjire Awaare ayaa ku booriyay xubnaha Ururka Jaamacaadda carabta in si dhab ah loo qaato natiijada iyo go’aamada wax ku oolka h ee ka soo baxay kulanka ururkaasi,gaar ahaan arrimaha khuseeya wanaajinta iskaashiga wadamada Carabta

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles