Friday, April 3, 2026

Taliya ciidamada xoogga oo sheegay inuu bilaaban doono howlgal culus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay saraakiisha ciidaamada ee ka qeybgalay kulan la xiriiray soo celinta amniga ayaa ka warbixiyay xaaladda magaaladaasi iyo sida xilliggaan ay lagama maarmaanka u tahay in loogu howlgalo xaqiijinta nidaamka iyo kala dambeynta ay ku caanbaxay Beydhabo.

Taliyaha ayaa ku ammaanay ciidamada sida ay u burburiyeen kooxaha khawaarijta iyo sida nabaddgelyada ah ee ay uga qeybqaateen howlagaldii ka dhacay magaalada Beydhabo.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud waxa uu ku baaqay in saraakiisha ay ka shaqeeyaan sugidda nabadgelyada iyo sidii dadka ay barakiciyeen khawaarijta dib loogu celn lahaa deegaanadii ay ka yimaadeen.

Taliyaha ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal la doonayo in dib loogu xoreeyo deegaanada dalka ,gaar ahaan goobaha ay weli ka jooogaan kooxaha khawaarijta e caadeystay waxyeeleynta dadka rayidka ah

WARARKII KALE

Mahad Salaad oo la kulmay madaxda hay’adaha CIA iyo FBI

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA),...

Guddoomiye Shuute oo Fariin adag u diray Ciidamada

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute...

Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo wada hawlgalo lagu baacsanayo...

Iran oo si adag ugu hadashay Trump

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Cabbas Araghchi ayaa sheegay...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

390 Xildhibaan oo lagu dhaariyey Magaalada Muqdisho

390-ka xildhibaan ee goloyaasha deegaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles