Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaabbilay Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Faisal Shahkar oo ah Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socday Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Kulan gaar ah oo ay yeesheen Taliyaha iyo Mas’uuliyiintaasi ayaa looga hadlay sidii Boliiska Soomaaliyeed uga qeyb noqon la haayeen howlaha nabad ilaalinta Qaramada Midoobay, dib u dhiska awoodaha Boliiska heer Qaran iyo heer dowlad goboleed, xoojinta iskaashiga Boliiska iyo Qaramada Midoobay si kor loogu qaado la dagaalanka kooxaha AL shabab ciidamaduna ay u helaan qalabeyn iyo tababarro sare oo kor u qaadaya xirfaddooda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 05 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Loollanka Israel iyo Turkey oo kusoo wajahan Geeska Afrika, Somaliland iyo Soomaaliya

 Warbixin ay baahisay Middle East Eye ayaa sheegtay...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la yeeshay Madaxweynaha Eritrea

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan...

Dowladda Itoobiya oo Ka Jawaabtay Kulankii Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan

Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay kulankii ay Soomaaliya, Masar,...

Badmaaxiin u dhashay Masar oo Soomaaliya laga sii daayay oo gaaray Qaahira

Siddeed badmaaxiin oo u dhashay dalka Masar ayaa gaaray...

R/Wasaare Xamse oo gaaray degmada Balanbale

Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles