Tag: Sample Tag Page Title

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka Waxa aqrinaya Wariye Cali Mohamed Warsame  Farsamadu Waa Axmed Maxamed...

Madaxweynaha Ukraine oo difaacay weerarada ay ku hayaan warshadaha Ruushka  

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu “kaliya difaacayo danaha Ukraine”, kaddib dhaleeceyn kulul oo uga timid Donald Trump,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey oo ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

Farmaajo“Hadalkii uu xalay jeediyey Xasan Sheekh waxay muujinayaa inuu rabo Dagaal Sokeeye”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul ugu falceliyey Hadalkii xalay ka soo yeeray MW Soomaaliya...

Masar oo fariin adag u dirtay Itoobiya

Masar oo si dadban fariin hanjabaada ugu direysa Itoobiya ayaa sheegtay ineysan aqbalayn in dal aan xeeb lahayni uu...

Xasan Sheekh”Cid gurigiisa lagu weerarayo ma jirto”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay si cad u sheegay inuusan aqbalayn in talada...

XFS oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu dhawaan gogol wadatashi uu u fidin doono siyaasiyiinta mucaaradka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federaal iyo...

Sarkaal Sacuudi ah oo eedey culus u jeediyey Iiraan

Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Sacuudiga ayaa Iiraan ku eedeeyay inay Xuutiyiinta Yemen ku dhiirrigelisay inay fuliyaan...

Trump oo sheegay inuusan hubka nukliyeerka u adeegsan doonin Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan hubka nukliyeerka u adeegsan doonin Iran.Wareysi uu siiyay warbaahinta Newsmax ayuu sidoo...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka Waxa aqrinaya Wariye Abdifitax xasan cali  Farsamadu Waa Axmed Maxamed...

Farmaajo oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada federaalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga horyimid jadwalka doorashada heer federaal ee maanta uu...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed ka dejisay degmada Waajid ee gobolka Bakool, kuwaas oo...