Turkiga oo xusaya sannadguuradii 2aad ee dhulgariirkii ay dadka badan ku dhinteen

Xusas ayaa ka socda Turkiga, kuwaasoo lagu xusayo laba sano ka dib markii uu halkaa ka dhacay dhulgariirkii lagu dhamaaday ee ay ku dhinteen in ka badan 50,000 oo qof.

Dhulgariirka ayaa ku dhuftay koofurta Turkiga saacadihii hore ee aroornimada, kaasoo burburiyey dhismayaal ay dad ku noolaayeen, xilli la jiifay.

Ayadoo haddaba ay laba sano ka soo wareegtay ayaa weli dad lagu qiyaasay nus malyan qof waxay ku nool yihiin meelo KMG ah oo ay ku hoydaan, kuwaasoo la mid ah kontaynarro.Qaar kale waxay ku nool yihiin teendhooyin, ama dhismayaal ay waxyeello weyn gaartay.

Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ku dhaliilay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan inuu ku guuldarraystay inuu ka soo dhalaalo ballanqaadyadii uu doorashada ku galay ee ahaa inuu guryo cusub dhisayo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay xiisada ka taagan Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska NISA...

Himilo Qaran oo Xasan Sheekh uga digay weerar ka dhan ah xarumaha mucaaradka

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee...

Ciidamo cusub oo Tababar loogu soo xiray Galgaduud

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar...

Imaaraadka carabta oo lagu eedeeyay duqeyn dishay hal qoys ah oo shacab ah

Warbixin baaritaan ah oo ay daabacday warbaahinta Mareykanka ee...

Mareykanka oo ka digay halista Xuutiyiinta iyo qorshahooda Soomaaliya

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa walaac ka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles