Sidoo kale waxaa kulanka ku sugnaa ilaa afar waddan oo aan ka mid ahayn xubnaha golaha ammaanka, balse codsaday in ay ku biiraan shirka maadaama ay daneeyaan arimaha Soomalaiya.