RW Xamsa oo boogaadiyay ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan deegaanka Kudhaa

R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa dhambaal isugu jiray hambalyo iyo boogaadin u diray  ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland, kadib markii ay kahortageen kooxo khawaarij ah oo isku dayey in ay weerar gaadmo ah ku qaadaan Magaalo xeebeedka Kudhaa ee Gobolka Jubbada Hoose.

Sidoo kale R/wasaare Xamsa ayaa sheegay in daruufo adag ay ku shaqeeyaan ciidamada Jubbaland ee dagaalka adag kula jira Maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab.

Dhambaalkaasi waxa uu u qornaa sidatan:-

 

WARARKII KALE

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles