Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Xukuumadda FS oo xilka la wareegay

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Kamaal Daahir Guutaale ayaa xilka u kala Wareejiyey Agaasimaha cusub ee Waaxda Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ahna Afhayeenka Xukuumadda Cabdinaasir Axmed Bashiir iyo Agaasimihii hore.

Xafladda xil wareejinta oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka qeyb galay Shaqaalaha Waaxda iyo qaar ka mid ah Agaasime waaxeedyda Xafiiska.

Xoghayaha joogtada ah Mudane Kamaal ayaa agaasimaha cusub iyo shaqaalahaba kula dardaarmay xilgudasho hufan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles