Shirka madasha-7aad ee garsoorayaasha oo maanta la soo xiray

waxa la soo gaba gabeeyey shirka madasha garsoorayaasha dalka oo ka socday Muqdisho,shirkan ayaa intii uu socday waxa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee garsoorka,madaxda dowladda federaalka iyo bulshadda qaybaheeda kala duwan.

Madasha waxaa isugu yimid garsoorayaasha heerarka kala duwan ee Dalka, sharci-yaqaanno iyo masuuliyiin ka kala socday hay’adaha Garsoorka. Intii ay socotay Madasha waxaa lagu gorfeeyay caqabadaha haysta shaqada garsoorka iyo fursadaha dib-u-habeynta nidaamka garsoorka.

Ugu dambeyn madasha waxaa soo xiray Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed isagoo bogaadiyay guddigii soo qabanqaabiyay Madasha iyo guud ahaan Garsoorayaashii ka soo qeyb galay shirkan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles