Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Pakistan

Ugu yaraan 14 qof oo ay ku jiraan lix caruur ah ayaa ku dhintay qarax ka dhacay warshad kimikada ah oo ku taal magaalada Faisalabad ee gobolka Punjab ee dalka Pakistan, sida ay saraakiishu sheegeen.

Afhayeenka kooxda samatabixinta Punjab Faaruuq Axmed ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay subaxnimadii Jimcaha, waxaana qraxa ka dhashay qeybta wax kululeysa ee warshad oo ku taal deegaanka Malikpur ee Faisalabad.

Qaraxa ayaa sababay in ay dumaan saqafyada dhismayaal dhowr ah iyo guryo ku dhowaa warshada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles