Farmaajo oo si adag ugu hadlay xaalada xilligan ka jirta dalka

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay xubno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka ayaa sheegay in dalku ku jiro xaalad aad u cakiran.

Farmaajo wuxuu sheegay in dalka ay ka jirto mid la mid ah macaluushii dhacday 1992-dii
(Caga Barar), islamarkaana ay jiraan dad maalin dhaaf wax u cuna, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Madaxweyne hore Farmaajo oo ka hadlay go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay kula soo wareegtay dhul dowladdu leedahay ayaa tilmaamay in tallaabadaasi ahayd mid khaldan, isagoo ku baaqay in la joojiyo arrintaas.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay arrimaha doorashada waxa uu xusay in dowladda ay u hartay lix bilood, lagana rabo qaabka doorashada iyo xilliga la qabanayo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Taliyaha Booliska Nigeria “Nabad la’aanta Soomaaliya waxay saameyneysaa Nigeria”

Taliyaha Cutubka Booliska Nigeria ee howlgalka Midowga Afrika ee...

Ciidamada Kenya oo ka hortagay weerar Al-Shabaab ay ka geysteen xuduudda Soomaaliya

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo roondo ka waday deegaanka...

Xasan Sheekh, Xamse iyo Mahad oo xalay kulan yeeshay iyo go’aan laga gaaray Doorashada Galmudug

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xalay kulan uu...

RW Xamsa oo ku wajahan Qatar iyo Soomaaliya oo Dooxa ka dalbanaysa taageero dheeraad ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo...

Guddoomiye Jaamac oo si kulul uga hadlay muranka dhulalka Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa si...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles