Tuesday, April 14, 2026

Masar oo eedeyn hor leh u jeedisay Itoobiya

Masar ayaa hore ugu eedeysay Itoobiya dhammeystirka biyo-xireenkeeda iyadoo ku tilmaantay inay tahay tallaabo aysan cidna kala tashan.

Wasiirka Kheyraadka Biyaha iyo Waraabka Masar ayaa sheegay in Itoobiya ay biyo badan kusii deysay.

Qoraal degdeg ah oo ay shalay soo saareen ayay ku sheegeen in Itoobiya aysan xakameyn biyaha biyo-xireenkeeda GERD.

Taasna ay sababtay biyo badan oo kusoo fataha Masar.

Wax jawaab ah kama iman dhanka Itoobiya. Goor sii horreysay, si kastaba ha ahaatee, saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in biyo-xireenka la xakameeyay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Qatar oo beenisay inay Iran kala hadashay inay lacag ku bixiso joojinta weeraradeeda

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar, Majid Al-Ansari, ayaa...

Madaxweyne hore Farmaajo oo sheegay in dalku marxalad halis ah wajahayo

Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa...

Netanyahu oo ka hadlay Marinka Hormuz ee xayiraaddu saarantahay

Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in Israa'iil ay taageeri doonto...

Madaxweyne Cirro oo sheegay in dalal kale ay aqoonsan-doonaan Somaliland

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in Israa’iil ay tahay dowladdii...

Muddo xileedka BFS oo maanta ku eg iyo mucaaradka oo abaabul bilaabaya

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 11-aad ayaa maanta si rasmi...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles