Maxkamada Gaalkacyo oo dil toogasho ah ku xukuntay Hodan oo dishay Gabadhii yareyd ee Saabiriin

Maxkamadda Daraja koowaad ee magaalada Galkacyo ayaa xukun dil ah ku xukuntay eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye, oo loo heystay dilka Saabiriin Seylaan Cabdullaahi oo dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Seygeeda ayaa Cabdicasiiis Nuur Xaashi ayaa isna lagu xukumay hal sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya 500 oo doolar. Meydka Saabiriin ayaan weli la aasin oo talaagada ku jira.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Taliyaha Booliska Nigeria “Nabad la’aanta Soomaaliya waxay saameyneysaa Nigeria”

Taliyaha Cutubka Booliska Nigeria ee howlgalka Midowga Afrika ee...

Ciidamada Kenya oo ka hortagay weerar Al-Shabaab ay ka geysteen xuduudda Soomaaliya

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo roondo ka waday deegaanka...

Xasan Sheekh, Xamse iyo Mahad oo xalay kulan yeeshay iyo go’aan laga gaaray Doorashada Galmudug

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xalay kulan uu...

RW Xamsa oo ku wajahan Qatar iyo Soomaaliya oo Dooxa ka dalbanaysa taageero dheeraad ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo...

Guddoomiye Jaamac oo si kulul uga hadlay muranka dhulalka Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa si...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles