Bangladesh oo maanta doorasho gelaysa

In ka badan 120 milyan oo qof oo ku nool Bangladesh ayaa maanta la filayaa inay u dareeraan codbixinta si ay u doortaan dowlad cusub.

Tani waa doorashadii ugu horreysay tan iyo markii dhaqdhaqaaq ay hoggaaminayeen dhalinyaro si lama filaan ah xilka uga tuureen raysal wasaarihii hore, Sheikh Hasina.

Mudaharaadyadii 2024 ayaa soo afjaray 15 sano oo xukun sii adkaanayay ay hoggaaminaysay Hasina.

Dad badan ayaa rajeynaya in doorashada maanta ay Bangladesh u horseedi doonto xilli cusub oo dowlad metelaad ku dhisan.

WARARKII KALE

Madaxweyne xasan sheekh oo hambalyo udiray Gudonka Cusub Ee golaha Wakiilada Hirshabelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Xukun ka soo baxay kiiska General-kii Booliska ee Gurigiisa lagu dilay

Dable Bol. Jamaal Xasan Cabdulle iyo Mustaf Xuseen Guure...

Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay hoggaamiyaha Galmudug

Golaha Wakiillada maamulka Galmudug ayaa Liibaan Axmed Xasan u...

DF oo Maxkamadda Sare ka codsatay 15 maalmood oo dheeraad ah dacwadda Dastuurka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka...

Ruushka oo weerar ku qaaday Ukraine

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhaawacmay weerar cusub...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles