Monday, April 20, 2026

Xubnaha mucaaradka uu ku jiro Deni oo isaga tagaya Muqdisho

Waxaa la filayaa in Inta badan xubnaha golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ka qaybgalayey shirkii madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta iyo beri ka safri  doona Magaalada Muqdisho, kadib burburkii shirka.

Xubnahaan oo uu ugu miisaan culus yahay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u ambabixi doona Garoowe, Kismaayo iyo Nairobi oo ay horay siyaabo kala duwan uga yimaadeen.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ballamay inay shir isugu yimaadaan Ramadan kadib, iyagoo xilligaasi ka shiri doona xaaladda dalka iyo go’aamada ay ka qaadan doonaan arrimaha doorashooyinka.

Dhinacyada ayaa maanta shir ku yeelan doono maanta magaalada Muqdisho.

Dowladda Somalia oo mucaaradka ku eedaysay fashilinta shirka ayaa sii wadda waxka beddelka dastuurka kumeel gaarka ah ee dalka oo kamid ah qodobada keenay khilaafka ka aloosan dalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 19 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Iiraan oo laba markab oo shidaal ah dib uga celisay Marinka Hormuz

Wakaaladda wararka Tasnim, oo xiriir la leh Ilaalada Kacaanka...

Madaxweynaha hirshabelle oo shir gudoomiyay kulanka Golaha wasiirada hirshabelle

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey...

Midowga Afrika oo si adag uga horyimid wakiilka ay Israa’iil u magacowday Somaliland

Ururka Midowga Afrika ayaa si kulul uga hadlay wararka...

Axmed Madoobe oo ku laabtay Kismaayo iyo abaabul socda

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe),...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles