Israa’iil oo safiir cusub u magacowday Soomaaliland

Israa’iil ayaa safiirkii ugu horreeyay u magacowday maamulka gooni-goosadka ah ee Somaliland, sida ay arbacadii sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Israa’iil.

Michael Lotem ayaa loo magacaabay safiir aan deganayn ee Somaliland, kaas oo horay safiir uga soo noqday dalalka Kenya, Azerbaijan iyo Kazakhstan, sida laga soo xigtay warbaahinta guud ee Israa’iil ee KAN.

Bishii December 2025, Israa’iil waxay ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Somaliland, tallaabadaas oo ay dawladda Soomaaliya si adag uga biyo-diiday, islamarkaana ay dhaleeceeyeen dalal badan oo caalamka ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo dib u furtay Garoonka Doolow kadib labo sano oo xirnaa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay Garoonka Diyaaradaha...

Laftagareen oo beeniyay xiriir uu la leeyahay Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan...

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka KGS ee Baydhabo

Maxamed Isaaq Arbo, oo sida lagu sheegay war kasoo...

Iiraan oo si adag uga hadashay qorshaha qaarijinta wiilka Trump

Mohsen Rezaei, oo ah Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles